Mooge Posted February 5, 2011 Muqdisho (RBC) Xukuumada dalka Jabuuti ayaa maanta diyaarad gaar ah magaalada Muqdisho kaga qaaday 32 ruux oo dhaawacyo rayid ah kuwaasoo toddobaadkii hore ay laayeen ciidamo ka tirsan DKMG Soomaaliya. Dhawacyadan oo ay ku jiraan 3 carruur ah ayaa ka mid ahaa lixdan dhaawacyo ah oo ciidamada DKMG ay rasaas ku fureen xilli ay ku [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites