Mooge Posted February 5, 2011 Gaalkacyo (RBC Radio):- Maamulka Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug ayaa lagu eedeeyay in uusan waxba ka qaban abaaro xoogeystay oo ka jira koonfurta Gobolka Mudug. Dadka ay abaaruhu saameeyeen oo u badan reer guuraa ayaa sheegay in ay cabasho xoogan u gudbiyeen maamulka koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug si uu gurmad ugu sameeyo dadka abaaraha la ildaran, [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites