Mooge Posted February 5, 2011 Muqdisho (RBC) Qaramada Midoobay ayaa soo saartay bayaan ay ku cambaareyneyso go’aankii barlamanka KMG Soomaaliya uu waqtigiisa ku kororsaday mudo saddex sano ah. Ergeyga gaarka ee xoghayah guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga ayaa war saxaafadeed qoraal ah oo uu soo saaray wuxuu ku sheegay uu yahay mid laga niyadjabo oo laga [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites