Mooge Posted February 5, 2011 Muqdisho (RBC) Dawladaha Mareykanka iyo Ingiriiska ayaa si kulul u cambaareeyey tallaabadii barlamanka KMG Soomaaliya ay waqti saddex sano ah ku korosadeen maalintii Khamiista kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. War saxaafadeed laga soo saaray safaaradda Mareykanka ee wadanka Keya ayaa ku tilmaamay go’aanka barlamanka DKMG Soomaaliya mid aan u wanaagsaneyn xaalada wadanka, isla markaana [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites