Mooge Posted February 4, 2011 Jabuuti(puntlandi.com) 30 kii janaayo waxaa magaalada Jabuuti ka dhacey Mudaharaad loogasoo horjeedo Madaxweynaha wadanka Ismaaciil Cumar geele, Mudaharaadkaan wuxuu qayb ka ahaa Mudaharaadyadii ka bilowdey wadanka Tuunisiya ee saameeyey Wadamada Carabta iyo Afrika.*hoos ka daawo Mudaharaadkii oo Video ah// // Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites