Mooge Posted February 4, 2011 Garowe(Puntlandi.com);-Ciidamada Amaanka magaalada Garowe ee casimada Dawlada Puntland ayaa kala diray dad shacaba oo banaanbax kumuujiyay sida ay Dawlada Puntland uga gaabisay waxkaqabasahada xaaladaha colaadeed ee ka oogan Gobolka Cayn.Shacabka ayaa ku soo xoomay halka uu caasimada kadaganyahay madaxwayne xigeenka Puntland waxaana ay ku dhawaaqayeen erayo kadhana Dawlada iyagoo sheegay in xukuumada loobaahanyahay in ay [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites