Mooge Posted February 4, 2011 Garowe (RBC Radio):- Dibadbax balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweyne Xigeenka Dowladda Puntland Gen, C/samad Cali Shire ayaa maanta ka dhacay degmada Garowe ee caasimada dowladda Puntland. Dadweyne aad u tiro badan oo careysan ayaa isugu soo baxay goob fagaare ah oo ku taala magaalada Garowe, kuwaasi oo sameeyay banaanbax ka dhan ah Madaxweyne xigeenka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites