Jacaylbaro Posted February 4, 2011 Wafdi Talyaani ah oo Somaliland Booqday Wafdi ka socda dalka Talyaaniga ayaa maanta gaaray magaalada Hargeysa halkaasoo ay la kulmeen wasiirka arrimaha dibadda. Wafdigan talyaaniga ah ee maanta gaaray magaalada Hargeysa waxaa horkacayay Giani Vernetti oo xubin ka ah guddiga arrimaha dibadda ee aqalka sare ee baarlamaanka dalkaasi. Mr. Varnetti iyo wafdigiisa waxay kulamo la qaateen wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdullaahi Cumar. Kulankooda ka dib waxay si wadajir ah ula hadleen saxaafadda, iyagoo sheegay in kulanka ay yeesheen looga hadlay wanaajinta xiriirka Talyaaniga iyo Somaliland. VOA Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted February 4, 2011 ^^ Are you sure these guys didn't land in Hargeisa by mistake? It's been known to happen you know. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 4, 2011 :D .... No i'm not sure about that ,, lol Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 4, 2011 Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Maanta Kulan Kula Yeeshay Xafiiskiisa Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Dalka Talyaaniga. Hargeysa(Ramaas) Feb.04, 2011 - Wasiirka arrimaha dibbada Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta xarunta wasaarada arrimaha dibada ee Magaalada Hargeysa ku qaabilay mudane Pallazo Di Montecitanio oo ka tirsan guddida siyaasada arrimaha dibada u qaabilsan baarlamaanka Talyaaniga, iyaga oo labada dhinac ay kulankaas kaga wadahadleen cilaaqaadka labada dal ka dhexeeya. Safarka uu xildhibaankan ku yimid Somaliland ayaa ahaa kii ugu horeeyay ee uu ku yimaada wadanka, waxaana la sheegay in masuuliyiinta xukumada ay ka wadahadleen sidii loo suura galin lahaa xidhiidh dhaqaale oo dawlada Talyaaniga la yeelato Somaliland mustaqbalka. Wasiirka arrimaha dibada Somaliland oo ka hadlay kulankaas, ayaa sheegay in dawlada Somaliland ay aad u soo dhawaynayso booqashada mudane Montecitanio uu ku yimi dalka, iyada oo ninkan uu wasiirka hore uga ahaa dawlada Talyaaniga mar, waxa uu sheegay wasiirku inuu gacan ka gaysan karo xidhiidh wanaagsan oo dhexmara labada dawladood. Waxa uu uu sheegay wasiirku xildibaanka in shacabka Somaliland ay dalkooda ka hirgaliyeen nidaam dimuqraadiya, iyada oo ay taas cadayn u tahay doorshooyinkii ka dhacay wadanka badhtamihii sannadkii aynu soo afdhaafnay oo beesha caalamku ku hambalyaysay dadka reer Somaliland waxqabadka ay mujiyeen. Mudane Di Montecitanio oo isna ka hadlay kulankaas, ayaa sheegay in dalwada Talyaaniga ay si dhaw ula socoto xaalada Somaliland sida nabada, xasiloonida iyo nidaamka axsaabta badan ee ka jira dhulkan, waxaana uu sheegay in Talyaaniga si weyn u danaynayo xidhiidh ganacsi oo uu la yeesha Jamhuuriyada Somaliland, waxa intaas ku daray Somaliland in aanay wax saamayn ah ku yeelan rabshadaha ka taagan dalka Soomaaliya mudada ka badan laabatan sanno, waxa uu ballanqaaday xidhiidh dhex mara baarlamaanka Talyaaniga ka Somaliland mustaqbalka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 4, 2011 war jacaylbaro muxu leeyahay adiga talyaniga yaqane eh Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mohammed Posted February 4, 2011 Xaaji, are you the same Xaaji from the other somali forum? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted February 4, 2011 No i am the xaaji from SOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mohammed Posted February 4, 2011 Fair enough, didn't want to confuse you with someone else. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted February 4, 2011 What do the Pizza boys want. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 5, 2011 I like this map in the background, quite creative! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted February 5, 2011 Keep liking it .... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted February 5, 2011 The Zack;692951 wrote: I like this map in the background, quite creative! LOOOL, I saw that too. I was thinking that - wow our NW Somali brothers have enough trouble with their own borders, but I never realized they were confused with the rest of East Africa! Remember this is suppose to be a so-called ministers office! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted February 5, 2011 Thankful, :D the minister thinks Ethiopia and Somalia are one country LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted February 5, 2011 The Zack;692996 wrote: Thankful, :D the minister thinks Ethiopia and Somalia are one country LOL. The map is hilarious, but the fact that it is in a so-called ministers office makes it unbelievable. Eritrea isn't even there! I think the person that made it and put it up must have been under the influence of a certain green-stimulant! Quote Share this post Link to post Share on other sites