Mooge Posted February 4, 2011 Muqdisho (RBC) Gudoomiyaha barlamanka DKMG Soomaaliya Shariif Xsan Sheekh Aadan ayaa maanta u dhoofay wadanka Jabuuti kadib markii maalintii shalay uu barlamanka meelmariyey go’aan mudo saddex sano ah xilka ku kororsaday. Safarka Shariif Xasan ayaa warr ku dhow waxay sheegayaan inuu la xiriiro wada hadal u socda Jabuuti iyo madaxda DKMG kaasoo looga arinsanayo jiritaanka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites