Mooge Posted February 4, 2011 Kismaayo (RBC) Iyadoo guud ahaan dhaqdhaqaaqyada ganacsiga wadanka Soomaaliya uu beryahan ku jiray qiime koror xagga cuntooyinka iyo hoos u dhac sarfka lacagaha qalaad, ayaa toddobadkan waxaan ku soo qaadaneynaa dhaqdhaqaaqyada ganacsi ee ka jira magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. SARIFKA LACAGAHA QALAAD SUUQA KISMAAYO: $100 gacanta hore: 3, 50,000 Sh.So (Saddex milyan [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites