Mooge Posted February 3, 2011 Kuwaani waa barbaarta gaashaamaan, waxaana ay ku lebisan yihiin dharka hidaha iyo dhaqanka, waxayna gacmaha ku sitaan Calanka dalka Soomaaliya iyo warmo, waxayna ka qeybgalayeen dibadbax looga soo horjeeday dowladda FKMG Soomaaliya oo ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Halkani waa mid ka mid ah xerooyinka ay ku nool yihiin dadka soo barakacay ee [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites