Ismahaan Posted February 3, 2011 Abwaan Isim Bootaan oo ka mid Abwaanada Soomaaliyeed ayaa gabay aan inaba caadi ahaayn oo la magac baxay ********-Gaareey u tiriyey kooxda mayalka adag oo Soomaaliya ku dhex dagaalamaya. Gabaygaan ayuu abwaanku ku-cabirayaa dareenkiisa ku aadan falalka xasuuqa ay kooxahan Diinta Islaamka sheeganaya ka wadaan dalka Soomaaliya. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted February 3, 2011 ******** Gareey ma jiro mowqif ku qoranee mana lihid mitaal toosaniyo maarin la raaco ADIGAA MUNAAFAQA AH HADANA SHIIKH MUXAAFIDA AHE ADIGAA KA MARAN DIINTA OON MEERIS KA AQOONE Sax waaye ilaahay haso hunuuniyo Raggan. Quote Share this post Link to post Share on other sites