Mooge Posted February 3, 2011 Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada03.02.2011——Waxaa maanta shir isugu yimid Golaha Wasiirada Xukuumadda FKMG ah ee Soomaaliya iyadoo uu shir gudoominayay R/wasaaraha Xukuumada FKMG Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo looga dooday Shirka qodobo badan.Ugu horeyntii Golaha Wasiiradu wax ay ka doodeen qormo ay soo gudbiyeen guddi heer Wasiirro ah oo hore loogu xilsaaray kuna saabsanaa habraaca howlaha [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites