Mooge Posted February 3, 2011 Muqdisho (RBC) Xildhibaanada barlamanka KMG Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa xilka kordhistay mudo saddex sano ah oo hor leh. Kulanka maanta uu yeeshay barlamanka oo ka dhacay xarunta barlamanka ee magaalada Muqdisho ayaa ujeedadiisu ahayd sidii xildhibaanada uga arinsan lahaayeen in waqtiga lookordhiyo barlamanka maadaama waqtiga KMG ee guud ahaan dawlada [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites