Siciid1986 Posted February 3, 2011 Somaliland budget increased by 70% in 2011 compare to 2010 JAMHUURIYADDA SOMALILANDRepublic of SOMALILANDXafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Date: 03/02/2011 War-Saxaafadeed Fadhigii maanta ee Golaha Wasiirada oo Ka Qabsoomay Qasriga Madaxtooyada JSL Gudoominaayeyna Madaxweyanha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo Waxa lagu Ansixiyey Miisaaniyad Sannadeedka 2011 oo Dhan 527,720.451,857 taas oo 70% ka badan tii sannadkii Hore ee 2010. Miisaaniyadan Waxa ku jira Korordhsiimada Mushaharka Shaqaalaha iyo Ciidamada oo 100% Waxa kale oo ku jira Markii ugu Horaysay Mashaariic Horu-marineed, Sidaasana loogu Gudbinayaa Golaha Wakiilada oo ah Hay’ada Shirci ahaan Ansixinta Rasmiga ah leh. ALLAA MAHAD LEH Cabdillaahi Maxamed Daahir ( Cukuse ) Af-hayeenka Madaxtooyada JSL. Finance Minister Engineer Mohamed Hashi Elmi Quote Share this post Link to post Share on other sites