Mooge Posted February 3, 2011 Muqdisho (RBC Radio):- Waxaa maanta lagu wadaa in Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka FKMG Soomaaliya ay isugu yimaadaan kulan ay uga arinsanayaan waqti kordhin loo sameeyo jiritaanka Golaha Baarlamaanka. Xildhibaanada ayaa kulankooda maanta ku qaadan doona xarunta Golaha Shacabka, waxayna Xildhibaanadu isla arki doonaan sidii loo suurta gelin lahaa waqti kordhin loo sameeyo Xildhibaanada, maadaama waqtiga dowladda [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites