Mooge Posted February 3, 2011 Garowe (RBC Radio):- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa ka waramay kulan saacado qaatey oo uu la yeeshay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay, wafdigaasi oo soo gaarey Puntland. Madaxweynaha ayaa sheegay in wafdiga ay horkacaysay Kuxigeenka Xoghaya Qaramada Midoobay ee arimaha Bini’aadanimada Ms, Valerie Amos isla markaana ay xubno ka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites