Mooge Posted February 3, 2011 RBC Radio) Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada KMG Soomaaliya ayaa sheegay in maxkamad la soo taai doono ciidamadii ka danbeeyay dadkii waxyeelada loogu geestay isoyka Banaadir ee maaalada Muqdisho. Gudoomiyaha maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada KMG Soomaaliya Xasan Maxamed Siyaad (Xasan Mungaab) oo saxaafada la hadlay ayaa arintaasi ka dhawaajiyay. Gudoomiayaha ayaa waxa [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites