Mooge Posted February 2, 2011 Garowe(Puntlandi.com);-*Waxaa saaka [2 Feb. 2011] soo gaarey Magaalada Garowe ee caasimadda Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed wafdi ay hogaamineyso Valerie Amos oo ah Ku -Xigeenka Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (UN-ka) u qaabilsan Arrimaha Bini’aadanimada (UN Under-Secretary-General for Humanitarian Affairs). Waftigaan ayaa ka koobnaa 10-xubnood uu ka mid yahay Mr. Mark Bowden oo ah Iskuduwaha Arrimaha Bini’aadanimada u qaabilsan [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites