Mooge Posted February 2, 2011 Garowe (RBC Radio):- Gelinkii hore ee maanta ayaa waxaa magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland soo gaarey wafdi balaraan oo ay horkacayso Kuxigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhinaca bini’aadantinimada Valerie Amos. Xubnaha wafdiga ayaa waxaa ka mid ahaa Xiriiriyaha Arimaha Bini’aadanimada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Mr, Mark Bowden iyo Wariyaal Caalami ah, [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites