Mooge Posted February 2, 2011 Muqdisho (RBC) Gudoomiyaha hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo maanta shir jaraa’id telefoonka ugu qabtay warbaahinta gudaha ayaa beeniyey in ninkii dhowaan ay dileen Al Shabaab ee lagu eedeeyey basaasnimada uu ka tirsanaa Jamaacada Al-Ictisaam. Sheekh Bashiir oo shirkiisa jaraa’id ka dib su’aalo ay weydiiyeen warbaahinta ayaa sheegay in beenabuur uu yahay hadalka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites