Mooge Posted February 2, 2011 Muqdisho (RBC Radio):- Afhayeenka Ururka Al-shabaab Shiikh Cali Maxamed Raage (Cali Dheere) ayaa warbaahinta ka sheegay in ay u aargudi doonaan shacab dhowaantan lagu laayey Isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya. Shiikh Cali Dheere waxaa uu sheegay in shacab 30 ruux gaareya lagu xasuuqay isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho maalmo ka hor, xasuuqaasi [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites