Mooge Posted February 2, 2011 Laascaanood(Puntlandi.com);- Wararka naga soo gaaraya degmada Laascaanood ee Gobolka Sool ayaa ku soo waramayaa in duleedka degmadaa ay fariisin ka samaysteen ciidamo xoogan oo uu horkacayo wasiirkii hore ee duulista hawada Dawlada Puntland Axmad Karaash.// Karaash iyo ciidamada uu wato ayaa la sheegay in ay ka anbabaxeen magaalada Garowe waxaana wararka intaa ku darayaan in [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites