Mooge Posted February 2, 2011 Muqdisho (RBC Radio):- Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa la soo gaarsiiyey dad dhalinyaro u badan oo laga soo musaafiriyey wadanka Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Dadkani laga soo musaafiriyey dalka Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa tiro ahaan kor u dhaafaya 200 oo ruux, waxaana la sheegay in ay ahaayeen dad sifo sharci darro ah ku joogay dalkaasi. [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites