Mooge Posted February 2, 2011 Muqdisho (RBC) Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif oo ka mid ah xubno culimaa’udiin ah oo dhowaan lagu soo daray guddi ay soo magacwaday wasaarada arimaha gudaha ee DKMG ayaa iska diiday inuu xubin ka yahay guddigaasi. Sheekh Maxamuud ayaa shir jaraa’id oo uu kula hadlay warbaahinta ayuu ku sheegay inuusan diyaar u ahayn waxna ka ogeyn [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites