Mooge Posted February 2, 2011 Muqdisho RBC Radio) Hogaamiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa waxa uu si kulul u eedeeyay wasaarada gaashaandhiga ee* dowlada KMG Soomaaliya. Hogaamiyahaan ayaa waxa uu sheegay in wasaaradaasi ay dayacday dadka ciidamada dowlada KMG Soomaaliya ay ku xasuuqeen magaalada Muqdisho. Yuusuf Indhacade ayaa waxa uu sheegay in looga baahnaa wasiirka gaashaandhiga [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites