Kulmiye Posted February 2, 2011 Share your favorite video from the best Somali music group:) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalina Posted February 3, 2011 My fav group. Jooqle jooqle! AUN intii dhimatey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BOB Posted February 5, 2011 I don't know about songs but I'd like to add this amazing poem that happens to be my all time favourite Somali poem ad I hope you'll all like it Insha Allah. 1958 kii ayaa magaalada Hargeysa waxaa soo booqday nin Ingiriis ah oo la odhan jiray Duke of Gloucester Markaasaa Abwaanadii waddanka loo yeedhay oo laga codsaday in ay soo dhaweeyaan sarkaalkaa Ingiriiska ah. Abwaan Maxamed Ismaaciil Baasarce "Balaayo-Cas" Ama loo yaqaan Barkhad Cas ayaa isagoo diidan in ninkaas la soo dhaweeyo, sheegayana xumaanta uu Gumaysigu leeyahay , wuxuu yidhi: AWOWGAY NINKII INDHAHA TIRAY NINKII AABAHAY ADOONSADAY NINKII ANIGANA I IIBSADAY NINKII IFKA IGU ADOONSADAY ITAAL LI'I BAA ISHAA I BIDEE HADAAN OGOHOON AAN KA AARSAN KARAYN HADAANAN AADANOOW UNUUNKA JARAYN NINKAA ARAGIISA UURKAAN KA NECBEE AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. ISAGOO ENGLAND JOOGA BUU I DILOO USHUU SOO FIDIYAA II IMANAYSOO WAA TAA ARAMIDU OOFA TIRTEE ASAAG LI'I BAA ISHAA I BIDEE NINKAA ARAGIISA UURKAAN KA NECBEE AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. ARLADII KA SAMROO ADUUN MA HAYEE HADII LA ILAASHAY AFKAYGII HADAANAN IKHTIYAAR AQOONTAY HADLAYN HADAANAN ERAY QUDHA SHIRKAAS ODHANAYN NINKAA ARAGIISA UURKAAN KA NECBEE AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. WIXII ARINEEN ILAAHAY JECLAYN AAYAADKA QUR'AAN WADA ARAGTOO UDGOONE INA YIDHI INDHAHA KA QARSHEE NINKAA ARAGIISA UURKAAN KA NECBEE AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. UGAADHA NINKII DHAQEE URURSHAA RUUXII EEGAYAA ADDUUN KA BAXSHEE RAGGIINII OGAA HORUU U ARKEE NINKII OORIDIISA U GEYNAAYOOW IN KEEG IYO SHAAL AYUU KU ARKINE IIMOOWDEE AXANKAAGA WAYNEE. AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. LIBAAXA ANNAYIYO ABAARSO KA CIYEY ABUURIIN LO'DA JOOGTA BAA URISOO OODAY JABISAA INTAY KA DHACDOO AMSAXUU KA GURAA IDILKEED WAKAA INGIRIISKII IIDA HAYEE IDINA U DABAALDEGOO ADHIYOHOW ORDAYOO MAGACANA KA IIBSADA. AAN OOYEE ALBAABKA II XIDHA. What a moving words... I can never get enough of this poem...We need to tell and teach the younger generation and those after them about such Somali heroes so that he will never be forgotten as long as the name Somali exists...May Allah s.w have mercy on his soul and may he reward him with Jannah Insha Allah. Peace, Love & Unity. Quote Share this post Link to post Share on other sites