Mooge Posted February 1, 2011 Galkacyo(Puntlandi.com);- Taliyaha Qaybta Policka Gobolka Mudug G/Dhexe Adan Nuur Qaal ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen dadkii ka danbeeyay falalkii amaan daro ee Gobolka ka dhacay waxaana uu sheegay in dadka haatan lahayo ay ku cadyihiin falalka lagu tuhmayo.Shir’jaraaid oo uu warfidiyeenada ugu qabtay xafiiskiisa ayaa waxaa uu ku sheegay in amaanka magaalada wanaagsanyahay [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites