Mooge Posted February 1, 2011 Muqdisho (RBC) Afhayeenka xarakada Shabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage [Cali Dheere] oo maanta shir saxaafadeed ku qabtay khadka telefoonka ayaa cambaareeyey falkii ay shalay ciidamo ka tirsan kuwa PIS ee DKMG ku laayeen 20 ruux oo rayid ah kaasoo ka dhacay agagaarka isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Sheekh Cali Dheere ayaa ku sifeeyey falkaasi xasuuq [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites