Mooge Posted February 1, 2011 Muqdisho (RBC) Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha bulshada ee Xukuumada KMG Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhacdadii shalay dad rayid ah ay ciidamada DKMG ku laayeen isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Wasiir ku xigeenka ayaa si kulul u cambaareeyey ciidankii falkaasi geystey wuxuuna ku baaqay [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites