Mooge Posted February 1, 2011 Nairobi:-*Xafiiska Bartamaha ee qaaradda Afrika waxaa u suurta gashay inuu wareysi dhinacyo badan taabanayo la yeesho Xildhibaan Cabdulaahi Azhari oo ka tirsan golaha sharci dejinta Soomaaliya. Waxaana xildhibaanka wax laga weydiinay arimo farabadan oo ay kamid ahaayeen waxqabadkii iyo safaradii ay wasaaraddii uu madaxda ka ahaa ee jaaliyadda dibedda ku tagtay dalalka caalamka, mustaqbalka Dawladda [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites