Mooge Posted February 1, 2011 Laascaanood (RBC Radio):- Dadweyne careysan oo aad u farabadan ayaa gudaha magaalada Laascaanood ka fuliyey dibadbax balaaran oo ay ku diidan dagaalka Soomaaliland ay ka sameysay deegaanka Kalshaale. Dadweynahani banaanbaxayey ayaa socdaal dheer ku soo maray magaalada Laascaanood, waxaana intii ay dibadbaxa ku guda jireen ay dhagaxtuur ku sameeyeen xafiisyada iyo xarumaha maamulka Soomaaliland uu [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites