Mooge Posted February 1, 2011 Garowe (RBC Radio):- Wasiirka Amniga Dowladda Puntland Gen, Yuusuf Axmed Kheyre ayaa ka hadlay dagaal ka dhacay deegaanka Kalshaale kaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada Soomaaliland iyo maleeshiyada Degmada Buuhoodle. Gen, Yuusuf Axmed Kheyre ayaa sheegay in Soomaaliland ay xasuuq shacab ka sameysay deegaanada Kalshaale iyo Haggoogane ee gobolka Ceyn, kadib markii ay halkaasi ku weerareen [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites