Mooge Posted February 1, 2011 Addis-Ababa (RBC) Ururka Midowga Afrika ayaa ku taliyey in waqti sanad ah loogu daro barlamanka KMG Soomaaliya kadib shir madaxeedka 16aad ee Afrika ee ka dhacay magaalada Addis Ababa ee wadanka Ethiopia. Wararka laga helayo madasha shirka ka socda Addis Ababa ayaa sheegaya in hogaamiyaasha IGAD ay isku waafaqi waayeen in wax go’aan ah oo [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites