Mooge Posted February 1, 2011 Muqdisho (RBC) Raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa si kulul u eedeeyey hay’ada WFP ee Qaramada Midoobay taaso raisul wasaaruhu sheegay inaysan waxba ka qabanin xaalada abaarta ee ka jirta wadanka. Raisul wasaare Farmaajo oo ka hadlayey shir jaraa’id oo uu shalay ku magacaabay guddiga abaaraha ee DKMG ay magacawday ayuu ka [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites