Mooge Posted January 31, 2011 Muqdisho (RBC) Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa maanta magacwaday gddi gaar ah oo qaabilsan abaaraha kuwaasi oo ay ansixiyeen golaha wasaarada. Raisul wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo oo warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in guddigani ay ka shaqeyn doonaan sidii dad ku dhibaatoobay abaaraha loo gaarsiin lahaa gargaar ayna u heli lahaayeen daryeelka ay [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites