Mooge Posted January 31, 2011 Gaalkacyo: Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ayaa lagu soo gabogabeeyey maalintii Axada 30-Jan-2011 hawlo caafimaad oo ay iska kaashadeen Wasaaradda Caafimaadka dawlada Puntland iyo Hay’ada caafimaadka aduunka ee WHO.Kaalmadan caafimaad oo ahayd mid lacag la’aan ah looguna talagalay inay ka faa’idaystaan shacabka Gaalkacyo ayaa waxaa fulinayay labo dhakhtar oo ka socday [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites