Mooge Posted January 31, 2011 Adis ababa(Puntlandi.com)Shirkii shaley uga furmey hogaamiyayaasha Afrika oo maanta lasoo gabagabeynayo ayaa la filayaa iney kasoo baxaan qodobo lagu tageerayo Dowlada Kumeel Gaarka ah ee Soomaaliya wixii ka dambeeya bisha ogosto xiligaas oo la filaya in Dowlad cudsub ay xilka kala wareegi doonto tan uu hada hogaansho Madaxweyne Shariif.Waxaa kaloo shirka la isla meel dhigey [...] Read more here ... Quote Share this post Link to post Share on other sites