Sign in to follow this  
Mooge

Xildhibaanada Baarlamaanka oo Farmaajo ka dalbaday in arrimaha shirkadaha uu qoraal kusoo gudbiyo

Recommended Posts

Mooge   

Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Maxamed ayaa Axaddii hortegey Xildhibaanada Baarlamaanka waxana uu Waxana uu xusay shirkadaha uu kusoo ogaadey baaritaankiisii sida SARACEN, SKA, SO, iyo shirkado badan oo uu sheegay in aan baarlmaanku aysan ogeyn oo dalka jooga oo qaarkood heshiis la galay Qarammada Midoobay iyo Maraykaanka… Qaar kamid ah Hadalkii Farmaajo Dhegeyso Download audio [...]

 

More ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this