Mooge Posted January 30, 2011 Ra’iisul Wasaaraha DFKMG Maxamed Maxamed ayaa Axaddii hortegey Xildhibaanada Baarlamaanka waxana uu Waxana uu xusay shirkadaha uu kusoo ogaadey baaritaankiisii sida SARACEN, SKA, SO, iyo shirkado badan oo uu sheegay in aan baarlmaanku aysan ogeyn oo dalka jooga oo qaarkood heshiis la galay Qarammada Midoobay iyo Maraykaanka… Qaar kamid ah Hadalkii Farmaajo Dhegeyso Download audio [...] More ... Quote Share this post Link to post Share on other sites