Mooge Posted January 30, 2011 Muqdisho (RBC) Raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta u cadeeyey golaha barlamanka KMG in xukuumadiisa ay ka baxday heshiiska lala galay shirkada Saracen International oo ku saabsanaa arimaha amaanka. Kulankii barlamanka oo maanta loo balansanaa in raisul wasaaruhu yimaado ayaa raisul Wasaare Farmaajo wuxuu faahfaahin dheer ka bixiyey in ku dhow [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites