Mooge Posted January 30, 2011 Muqdisho (RBC) Sida ay tilmaamayaan warar ku dhow xafiiska raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo waxaa golha wasiirada ee DKMG ay shaki galiyeen heshiiska dawlada horay ula gashay shirkada SKA ee maamusha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho. Wararka laga helayo ilo wareedyo ku dhow xafiiska raisul wasaaraha ayaa u xaqiijiyey RBC Radio in kulan [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites