Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Sharif Dissolves the Parliament ????

Recommended Posts

Mogadishu (RBC) the Somalia’s interim president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed has issued a decree to dissolve members of the transitional federal parliament in Mogadishu, Sources told RBC Radio.

 

The decree which its announcement postponed is dated on 26th January 2011, at a time while the president Sheikh Sharif was preparing to attend the 16th summit of the African Union head of states who have gathered in Ethiopia capital of Addis Ababa.

 

“Today on 26th January 2011, a decree from the office of the president of the republic has dissolved the members of the parliament for the following causes…” said the presidential decree which ordered the dissolve of the parliament.

 

The decree added that the members of Somali parliament become inactive of their duties and corruptionists. The president also accused the parliament of infringement of the laws and not respecting the droughts and security conditions in the country.

 

The speaker of the parliament Sharif Hassan was also accused of traveling to abroad instead of doing his national duty.

 

The letter from the office of Somalia president Sheikh Sharif Sheikh Ahmed comes with the absence of the parliament speaker Sharif Hassan who is now great opponent to the president.

 

The UN and the African Union- the biggest backers of the TFG are holding high-level talks in Addis Ababa, Ethiopia, to review the ending term of the TFG to achieve peace, security and reconciliation in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxtooyada oo beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynaha kala diray Baarlamaanka (Warbixin)

 

Xafiiska Warfaafinta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo baxay waxaa lagu beeniyay warar beryahan la hadal hayay, kaas oo sheegayay in Madaxweynaha uu damacsan yahay inuu kala diro Baarlamaanka.

 

War saxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyay Xafiiska Jowhar.com Magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay wararka la isla dhex marayay ay ahaayeen kuwo kutiri ku teen ah.

 

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa guux weyn ka soo saaray hadal heynta ku aadan in Madaxweynuhu kala dirayo Golaha Baarlamaanka, kadib markii Gudoomiyaha Maxkamada sare loo magacaabay nin heysta PHD oo xilligii Maxkamadihii Islaamka ahaa Garsoore ka tirsanaa Maxkamadaha, isla markaana soo bartay sharciga iyo qaanuunka.

 

Hadaba qoraalka ayaa waxaa uu u qornaa sida:-

 

Warsaxaafadeed

 

Ujeedo : Ka Jawaabid Qoraal Been Abuur ah.

 

Waxaa nasiib darro ah iyadoo xaaladda soomaaliya ay marayso meel aad u adag oo ubahan in lagula tacaalo xikmad, iyo xilkasnimo masuuliyadeed in saxaafadda Soomaalida qaarkeed ay qoraan qoraallo been abuur ah oo lagu kala fogeynayo dowladda qeybaheeda kala duwan iyo weliba shacabka Somaaliyed.

 

Waxaa maalmahan laysla dhexmarayay hadallo kutiri-kuteen ah oo sheegaya in Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Shariif Sh. Axmed uu kala dirayo Golaha Barlamaanka KMG ee Soomaaliiyeed, hadalkaas oo ah mid aan sal iyo raad toona laheyn , looguna talagaly in khilaaf iyo fidno laga dhex abuuro heyadaha Qaranka.

 

Haddaba, Xafiiska Madaxweynuhu waxaa uu halkaan ku caddaynayaa in uu Madaxweynaha Soomaliya u taaganyahay ilaalinta sharciga iyo ixtiraamka Golaha Barlaamanka , isla markaana uu qadarinayo ahmiyadda uu Golaha barlaamaanku u leeyahay jiritaanka Qaranimada Soomalaiyeed.

 

Waxaa uu sidoo kale Madaxweynuhu ugu digeyaa bahda saxaafadda qarkeed ee caadeysatay faafinta hadallo xaqiiqda ka fog in ay ka wantoobaan faafinta wararka been abuurka ah, kuwaas oo alaaaba huriya khilaaf, fidno iyo khalkhal siyaasadeed.

 

Agaasimaha Warfaafinta

XafiiskaMadaxweynaha

Villa Somalia

Mogadishu, Somalia

Mabdalla@presidency.gov.so

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this