Mooge Posted January 30, 2011 Muqdisho (RBC) Afhayeenka madaxtooyada DKMG Soomaaliya Villa Soomaaliya ayaa maanta beeniyey qoraal xalay ay faafisay wakaalada wararka Raxanreeb.com iyo RBC Radio kaasoo ku saabsanaa in madaxweyne Sheekh Shariif uu kala dirayo golaha barlamanka. Qoraalka ka soo baxay afhayeenka madaxtooyada DKMG ayaa lagu sheegay in nasiib darro ay tahay in RBC Radio qoraal ay ku tilmaameen [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites