Mooge Posted January 30, 2011 Muqdisho (RBC) Raisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta hortagaya golaha xildhibaanada barlamanka KMG isagoo lagu wado inuu ka hadlo warbixin barlamanka ka sugayey. Raisul wasaare Farmaajo ayaa bishan horaanteedii qabsaday mudo afar usbuuc ah si uu uga xog waramo su’aalo kulul oo barlamanka ay ka weydiiyeen shirkadaha ajaaniibta ah ee DKMG [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites