Mooge Posted January 30, 2011 Garowe (RBC Radio):- Dowladda Puntland ayaa soo saartey sharci ku wajahan wadayaasha gaadiidka isaga kala goosha gobolada iyo gudaha magaalooyinka deegaanada Puntland. Sharcigani ay dowladda Puntland ku dhawaaqday ayaa ah mid lagu amrayo in wadayaasha gaadiidku ay fuliyaan, taasi oo ah in ay qaataan aqoonsiga wadaha gaariga, ama shahaadada loo yaqaan laysinka oo laga rabo [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites