Mooge Posted January 30, 2011 Muqdisho (RBC) Shirkada isgaarsiinta Hormuud ayaa xalay si rasmi ah u shaacisay inay xirayso Adeegii ZAAD ee lacagaha loogu qaadan jiray qaab Electronic ah iyadoo la adeegsanayo telefoonka gacanka ee mobile-ka ah. Shirkada Hormuud ayaa xalay farimoo qoraaleed u qeybisay macaamiisheeda ku dhaqan gobolada koonfurta iyo bartamaha wadanka Soomaaliya iyadoo ku wargalisay in dadka ay [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites