Mooge Posted January 30, 2011 Qaahira (RBC) Waxaa sii kordhaya tirada dadka rayidka ah ee ku dhintay rabshadaha mudada toddobaadka ah ka taagan dalka Masar kuwaasi oo lagu diidan yahay dawlada madaxweyne Xusni Mubaarak. In ka badan 100 ruux ayaa la soo sheegayaa inay ku nafwaayeen rabshadaha kadib markii qalalaaso xoogan ay ka dheceen magaalooyinka Qaahira iyo Alexandria, waxaana dadkaasi [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites