Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Ssc rebel leader xaglatoosiye buys a new Villa in the UAE

Recommended Posts

Dubai ( Radiolaascaanood )---Xaglatoosiye Guri Qasri ah Ka Iibsaday Cajmaan / Emaaraadka iyo Taageerayaasha SSC oo Kacadhooday

 

 

 

Dubai ( Radiolaascaanood )---Taageerayaasha Jabhadda SSC ee ku dhaqan Dalka Imaaraadka ayaa ku eedeeyay Hogaamiyahooda Suleymaan Xaglatoosiye inuu lunsaday dhaqaalahii Ururka,kadib markii ay cadaatay inuu guri qasri ah ka iibsaday magaalada Cajman ee Mandaqidda Imaaaraadka.

 

 

Lacagta uu guriga ku iibsaday ayaa la xaqiijiyay inay tahay lacaga qaaraan ah oo loogu tala-galay in deegaamada SSC looga xoreeyo Ciidamada Somaliland iyo kuwa Xaabsade ee is-gaashaan-buureystay.

 

 

Shacabka SSC ee ku dhaqan Magaalada Abu-Dhabi iyo Dubai ayaa ka codsaday golaha-sare Ururka SSC inay baaritaan ku-sameeyaan xatooyada lagu sameeyay dhaqaalihii Ururka,waxayna oogu baaqeen Hogaamiyahooda inuu faah-faahin ka bixiyo halka uu ka keenay dhaqaalahaas tirada badan ee guriga Qasriga uu Magaalada Cajmaan ooga iibsaday.

 

 

Xafiiska badweyn.com ee Dubai oo Xaglatoosiye kula kulmay Dukaanka Yaasiin Cirid-Yaambo iyo Caasho Geele hortiisa si aan wax ooga weydiino eedan loo soo jeediyay,ayaa dharbaaxo oogu jawaabay Suxufigii doonayey inuu wareysyto,isagoo ku dooday in Warsidaha badweyn.com ay bil ka hor soo bandhigeen,qiso isaga iyo Gabar ka tirsan taageerayaasha SSC ku dhex-martay (Hotel-Jubba iyo GoldStar)inta u dhexeysa,kadib markii Haweenay ka tirsan Jaaliyadda SSC oo dukaan dahable ah Dubai ku-heysto, ay kab la dhacday,

 

 

iyadoo ka careysan siyaasada ma dhaleyska ah ee Hogaamiyaha SSC

 

Mudane Xaglatoosye ayaa iminkadan ku-sugan Dalka Mareykanka,waxaana beenowday balanqaadkiisii ahaa inuu Mareykanka ku soo noqonayo isagoo xoreeyay dhamaan Dhulka Beesha ssc balse balanqaaadkiisii isagoo ka been-sheegay ceeb iyo fadeexadna ay ku dhacday ayuu Mareykanka ku guryo-noqday,waxaana la filayaa in iminka taageerayaasha SSC inay iska qaban-doonaan Kooxda Xaglatoosiye oo dhulka ku jiiday sumcadii SSC oo awalka gebi ka laalaaday.

 

Taageerayaal badan oo dhaliila siyaasada SSC ayaa horey u sheegay inaan guul laga gaari-doonin inta Ururka ay Hogaaminayaan dhalinyaro ujeedadoodu tahay maalin-taajir oo doonaya inay sida Xaglasoosiye oo kale iibsadaan dhaqaalaha ay ka aruursadaan Ganacsatada iyo Qurbo-Joogta Jaaliyadda SSC

 

isku sowada duub tagerayaal badan aya isku raacey in u weycan donaan maamulka maadxweyne kuxigeenka kayahe Gen, Cabdi Samad Cali Shire ey kutilmaameyn nin jecel hormarka ssc iyo degaanad a beesha degto isla markaana tageerinimadi kala noqdeyn Xaglatoosiye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Thankful   

Wow, I didn't realize how desperate the secessionists were at this point. All the talk about how elders were negotiating and were about to come up with a resolution or how militia forces from Hargeysa had surrounded the SSC freedom fighters and they were about to be defeated, have all been proven to be worthless. Now you guys are resorting to recycling the same story every Somali leader is accused of, building expensive foreign homes? The fact that the SSC regions are still under their control and your militia is unable to do anything about it proves that they are winning and that their finances are being put to good use in defending their sovereignty.

 

You can’t have it both ways, if you think you are entitled to break away from Somalia, well the SSC doesn’t have to be forced to follow in those delusional ideas - and have every right to reject seeking independence from Somalia.

 

I wondering what the next made up story will be.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Who is talking about elders this is xaglatoosiye the ssc clanish jabhad leader accused of buying mansions in UAE by his own kin this is from radiolaascaanood. Not Somalilandpress ,, i did not knew this is what he does with the diaspora money the ssc diaspora sends to buy arsenal of waponary for the clanish jabhad cause.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Few weeks ago, you were reporting that Xagletoosiye is stranded in Dubia, and now he is buying villa..lol.. I don't know how a stranded man can buy villas at the sametime.. Bal noo sheeg.. plus where is the source's website, there is no laascaanood radio to my knowledge, is this one of you clan website hiding its name.... Or you made this up..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this