Mooge Posted January 29, 2011 Narobi (RBC Rado) Sida ku cad warqad Raxanreeb uga timid hawl wadeenada xafiiska Madaxweynaha DFKMG ayaa dhaliilo badan Madaxweynuhu ujeediyay xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka, kuwaasi oo uu tilmaamey in ay ku guda jiraan musuqmaasuq iyo kala qeybsanaan joogta ah, islamarkaana ay ka seexdeen howshii loo soo doortay sida lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha [...] Read More Here... Quote Share this post Link to post Share on other sites